Ganacsatada Yar yar Degmada Buuhoodle Oo Maalgelin Loo Sameeyey.

0
33

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Bangiga Amal xaruntiisa buuhoodle ayaa dahfurey barbaamij ganacsatada yeryer loogu faaideynaayo kaasi oo aan wax faaiido ah dulsaarneyn.

Maamulka Shirkada Amal ayaa sheegey in ujeedkooda uu yahay in loo hirgaliyo dhalinyarada fikradahooda looga maalgaliyo ganacsiyada ay doonayaan waxaana sidoo kale maamulka uu sheegey shuruudaha laga rabo qofka lacagta la siinaayo.

Naxwo Axmed Kadiye. ayaa ka warramaysa