Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasaaradda xannaanada xoolaha XFS iyo wasaaradda xannaanada xoolaha Jubbaland ayaa maanta magaalada Kismaayo tababar uga furay qaar kamid ah dadka ku tiirsan ganacasiga xoolaha iyo kuwa xoola dhaqda.
Tababarkan oo socon doona muddo dhawr maalmood ah ayaa lagu baran doonaa casharro la xiriira arrimaha xoolaha iyo kabaca wax soo saarka xoolaha dalkeenna.
Khadar Axmed Salaan. ayaa ka warramaya