Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Qaar kamid ah ganacsatada Deegaanka Dhoobley ee wax ku iibiya hareeraha wadooyiinka ayaa sheegay in inta badan dhibaatooyiin ay kala kulmaan gaadiidka xaawaaraha ku socda ee Mara Wadooyinka ay ku hor
ganacsadaan.
Khadar Axmed Salaan. ayaa warbixintan ku eegaya