Ganacsatada Suuqa Kalluunka Kismaayo oo Codsaday Agab Nadaafadeed.

0
48

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Suuqada kaluunka xaafada Calanley ee Magaalada Kismaayo ayaa waxaa inta badan ku ganacsada dad dabyar ah oo noloshoodu ku tiirsantahay ka ganacsiga kalluunka bada.

Suuqa waxaa ka dhisan gudiyo u xilsaaran Nadaafada suuqa kuwaas oo wasaaradda Kallumaysiga ka codsay inay Ka caawiso agabka Nadaafada iyo agabyada kale oo muhiim u ah ganacsigooda.

Cabdullaahi Cabdicasiis Siraad.ayaa kawaramaya