Ganacsatada suuqa daraawiishta ee Baladweyne oo codsaday in loo dhiso hool ay ku ganacsadan.

0
73

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Ganacsatada oo suqa daraawishta ee maagalada Baladweyne ku iibiyo qudaarta hilibka iyo adeegyo kale oo muhiim u ah bulshada ayaa cod saday in loo dhiso goobo ay ku ganacsadaan maadama ay sameyn kala kulmaan cad ceeda iyo roobabka.

Dalado ka sameysan baco iyo marooyin la isku geyay ayeey ku hoos iibiyaan adeeg yada ay ka ganacsadaan.

Maxamed Cali Samow. ayaa ka warramaya