Ganacsatada Suuqa Baydhabo oo lagu Bogaadiyey Horumarinta Ganacsiga.

0
38

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Masuuliyiin ka tirsan Maamulka Degmada Baydhabo oo kormeer ay ugu kuurgalayaan howlaha Nadaafada ee Suuqa weyn ku tagay ayaa kormeereey qeybaha kala duwan ee Suuqa oo olale nadaafeed ay ka wdaan shaqaalo Dowlada Hooose ka tirsan.

Kormeerka waxaa qeyb ka ahaa Guddoomiye ku-xigeenka Amniga iyo Siyaasada, Guddoomiyaha Haweenka Degmada Baydhabo iyo Agaasimaha guud ee waaxda faya dhowrka Degmada.

Naxwo Axmed Kadiye.ayaa kawarameysa