Ganacsatada Somaliland oo loogu baaqey inay ka qeyb qataan gurmadka Abaaraha ka jira Somaaliland

0
107

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Sheekh Ayaanle oo ka mida Culimada Magaalada Berbera ayaa baaq u diray ganacsatada Somaliland isaga oo ugu baaqey inay ka qeyb qataan gurmadka Abaaraha.

Abaarahan ayaa ka jira qeybo kamid ah Gobalada Somaliland taasi oo saameysay Dadka iyo Duunyada ku nool Deegaanadaasi.

Naxwo Axmed Kadiye.ayaa kawarameya