Ganacsatada Puntland Oo Loogu baaqey in ay Canshuurta Sanadlaha ah bixiyaan.

0
103

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Waxaa bilowdey Canshuurta gaadiidka oo sida joogtada loo qaadi jirey Sedaxda bilood ee uga horeysa sanadka cusub degaanada maamulka Puntland.

Taliyaha ciidanka ilaalaha canshuuraha maamulka puntland Gaashaanle Sare Warsame ayaa ka hadlay muhiimada ay bulshada u leedahay bixinta canshuuraha isagoona fariin u diray dadka aan bixin Canshuurta.

Cabdullahi Cabdicasiis Siraad. ayaa warbixintan ku eegaya