Ganacsatada oo dib ugu laabanaya Suuqa Idaacadda ee Hargeysa.

0
38

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Qaar ka mid ah dadkii ku ganacsan jiray Suuqa Idaacadda ee magaalada Hargeysa ee dhawaan gubtay ayaa bilaabay in ay si iskood ah dib ugu bilaabaan ganacsigooda.

Tani waxay ka dambeysay kaddib markii uu maamulka Somaliland ogolaaday.

Khadar Axmed Salaan. ayaa kawarramaya