Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Iyadoo saameyn dhinacyo badan taabaneyso bulshada ay ku yeelatay fatahaada wabiga shabeele ee mara deegaanada maamulka hirshabele ayaa sare u kac aad u weyn waxaa uu ku yimid qiimaha maciishada lagu iibsado magaalada jowhar
Wasiiru dowlaha Wasaaradda Ganacsiga Maamulka Hirshabeelle ayaa Ganacsatada Magaalada Jowhar ugu baaqay in qiimaha Maciishada hoos udhigaan ayna u turaan qoosaska fataahadaha ku barakacay.
Cabdullahi Cabdicasiis Siraad. ayaa ka warramaya