Ganacsatada Magaalada Jowhar Oo loogu baaqay hormarinta Ganacsiga.

0
143

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Mahad Maxamd xuseen oo Mid kamid ah Dhalinyarada kunol magalada Jowhar ee caasimada dowlad gobaledka Hirshabele ayaa baaq u diray bulshada iyo Ganacsatada kunol magalada Jowhar si ay ugu faaideestaan waxsosarkooda.

Maxamed Cali Samow. ayaa ka warramaya