Ganacsatada Jubbland oo logu baaqay inay la shaqeeyaan Hay’ada Tayodhowrka Jubbaland

0
133

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Ganacsada Jubbaland ayaan loogu baaqay in Hay’adda Tayo dhowrka Jubbaland ay kala shaqeeyaan hubinta tayada badeecada ka soo daga dekadda Kismaayo iyo kuwa xuduudaha ka soo gala.

Cabdullahi Cabdicasiis Siraad. ayaa ka warramaya