Ganacsatada Jubbaland oo loogu baaqay inay ka qayb qaataan gurmadka dadka ay daadadku saameyeen

0
150

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasiirka Wasaaradda Ganacasiga iyo Warshadaha Dowlad Goboleedka Jubbalaand Ibraahin Xasan Cabdi oo Shir jaraa’id ku Qabtay xarunta Wasaaradda ayaa ka hadlay Saameynta Roobka iyo Fatahaadaha Dalka ka jira Gaar ahaan Jubbaland.

Ibraahin Xasan Cabdi Wasiirka Wasaaradda Ganacasiga iyo Warshadaha Dowlad Goboleedka Jubbalaand ayaa Ganacsatada Jubbaland uga baaqay in ay ka qeyb qaataan u gurmashada Dadka rer Jubbaland ee ay saameeyeen Fatahaadaha Roobka.

Xasan Maxamed Cabdullaahi.ayaa kawaramaya