Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Bulshada somaliyeed ayaaa ah bulsho ay inta badan nolashoodu ku tiirsantahay dhaqashada xoolaha nool iyo tacbashada beeraha taa oo il dhaqaalo oo muhiima u ah dalka.
Xasan Nuur Budul oo kamid ah Beeraleyda Deegaanka Buulo-guduud ee Gobolka Jubada Hoose ayaa Ganacsatada ree Jubaland ugu baaqay in ay beeraha Maalgashadaan.
Khadar Axmed Salaan. ayaa ka warramaya