Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Magaalada Dhoobley ee Gobolka Jubbada Hoose oo ah Magaalo xudeed islamarkaana ah mid ku wanaagsan Ganacsiga ayaa xilagan waxaa ka jira fursado badan oo dhanka ganacsiga una baahan Maalgashi dhinacyo badan.
Xasan Maxamed Cabdullaahi.ayaa fah-faahinaya