Ganacsatada Jowhar oo loogu Baaqay isticmaalka nidaamka maaliyadeed ee dhijitaalka.

0
108

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Suuqyada Magaalada Jowhar waxaa ku soo laab laabtay qatarta iyo Qasaaraha Ka dhasha Burburka dabka waxaana ku hanti waayay ganacsato heerar kala duwan leh oo hantidooda ku basbeesho.

Naxwo Axmed Kadiye.ayaa warbixintan ku eegeysa