Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Waxaa in muddo ah laga joogaa dabkii ka kacay suuqa Xaafadda Hantiwadaag ee magaalada Jowhar Caasimadda Hirshabeelle kaasi oo qasaaro kala duwan ugeystay ganacsatada yar yar iyo kuwa waa weyn inkasto ay jiraan ganacsato qaar oo ilaa hadda aanan heysan goob ay ku ganacsadan.
Ganacsatada Jowhar ku iibiya Digaagga ayaa dalbaday in loo dhiso suuq ugaar ah.
Naxwo Axmed Kadiye. ayaa ka warramaysa