Ganacsatada Iibiya Maacuunta Degmada Dhoobley oo Suuqyari soo wajahday.

0
38

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Magaalada Dhoobley ee Gobolka Jubbada Hoose ayaa waxaa wayadii danbe ku soo badanayay Ganacsiyada sida Casriga ah loo qalabeeyay Islamarkaana ah mid la jaanqaadi kara Ganacsiyada Wadamada Horumaray.

Qaar kamid ah Haweenka ka hirgaliyay Magaalada Dhoobley goobaha gaancsi ee lagu iibiyo Maacuunta nocyadeeda kala duwan ayaa Idaacada Sanguuni uga warbixiyay ganacsiyadooda.

Fardowsa Axmed Cabdi. ayaa warbixintan inooga diyaarisay