Ganacsatada Haweenka ah ee Dhoobely oo kawarbixiyay kaalinta ay ka qaataan Ganacsiga Degmada

0
68

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Magaalada Dhoobley ayaa ah mid isku xidha kenya iyo Soomaaliya, waxaana mudooyiinkii u danbeeyey ka muuqanayay horumar Balaadhan oo dhanka ganacsiga ah.

Haween badan oo Soomaliyeed waxaa ay ganacsiga ku biireen iyagoo aanan aqoon fiican u lahayn habka maareynta,waxaana intooda badan in ay ganacsiyo yar yar bilaabaan ku kalifay burburkii iyo xaaladihii adkaa ee uu dalku soo maray.

Fardowsa Axmed Cabdi.ayaa fah-faahineysa