Ganacsatada hareeraha wadada laamiga Baladweyne oo cabasho ka muujiyay gaadiidka xawaaraha ku socda.

0
69

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Hareeraha jidadka Magaalada Baladweyne ayaa waxaa inta badan ku ganacsatada dad u badan haween iyo dhalinyaro kuwaasoo waxyaabo kala duwan ku iibiya,

waxana inta badan dhibatooyin kala kulmaan gaadiidka maraya wadada kuwaasoo xiliyada qaar biyaha iyo dhiiqada dhax fadhisa wadada ku seeyriya ama ku haleeya ganacsigooda.

Khadar Axmed Salaan.ayaa fah-faahinaya