Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Ganacsatada garab raratada ee ku ganacsada suuq weynaha Magaalada Baydhabo ayaa sheegay in xiligaani ganacsigooda uu noqday mid ku yimid hoos u dhac taasi oo sameystay noloshooda.
Ganacsatadaan ayaa sheegay in mudooyunkaani uu yahay mid hooseeya ganacsigooda oo aanay jirin lacagtii horey looga heli jiray.
Naxwo Axmed Kadiye. ayaa Faah- faahineysa