Ganacsatada Dhuusamareeb oo lugu baaqay in ay maalgashtaan Sports Magaalada.

0
120

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Guddoomiyaha Xiriirka kubada Cagta Dhuusamareeb Cabdijalil Nuur Axmed iyo Salaad Adan Cilmi Salaad Banaadiri oo ah qabiir sports ayaa Shirkadaha ganacsi ee Magaalada ugu baqay iney malgashtaan Sports Magaalada.
Waxa ay sheegeen in haddii ay maalgelin helaan ciyaartoydu ay Magaalada Dhuusamareeb kasoo bixi karaan xiddigo metala Galmudug iyo guud ahaan Xulka qaran Soomaaliyeed.

Khadar Axmed Salaan.ayaa kawaramaya