Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Xili ay jirto cabsi laga qabo roobab daadad wata in ay ka da’aan dalka ayaa Maamulka rugta ganacsiga Dhuusamareeb waxa ay bilabeen inay maamulka degmada ka gacan siiyaan Dayac-tirka Biyo-xirkeenka magaalada iyo furista kanaalada magaalada biyaha ka dhex saara.
Fardowsa Axmed Cabdi.ayaa fah-faahineysa