Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Iskuduwaha Wasaaradda Ganacasiga ee Degmada Dhoobley oo wareysi siiyay Idaacadda Sanguuni ayaa kawarbixiyay xaalada Guud ee Ganacasiga Degmada iyo sida uu saameyay Roobabkii Dhawaan ka da’ay Degmada Ganacasiga Magaalada.
Dhan kale Iskuduwaha ayaa ugu baaqay Ganacsatada Dhoobley in ay ka qeyb qaataan Gurmadka Dadka ay Daadadku saameyeen islamarkaana kala kulmay Saameynada kala duwan.
Xasan Maxamed Cabdullaahi.ayaa kawaramaya