Ganacsatada Dhoobley oo Idaacadda Sanguuni ugu Hambalyeeyay Sanad guuradeeda Saddexaad.

0
138

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Idaacadda Sanguuni oo ah Idaacadda ka hadasha Arimaha bulshada ayaa dhidibada loo taagay 15 6 2020 waxaana haatan ka soo wareegatay Mudo Saddex sano iyadoo mudadaasi Bulshada la wadaageysay Warar iyo Barnaamijyo la xidhiidha Arimaha bulshada kuwaasi oo ku saleysan xog iyo xaqiiqo.

Qaar kamid ah ganacsatada Magaalada Dhoobley oo aan wareysi layeelanay ayaa kawarbixiyay sida ay Idaacadu uga qeyb qaadatay Mudadii ay ka howlgaleysay Degmada Horumarada ka socda Degmada waxayna ugu Hambalyeeyeen Dhageystiyaasha iyo Dhammaan Bahda Sanad guurada Saddexaad ee ka soo wareegatay Aas Aaska Idaacadda.

Xasan Maxamed Cabdullaahi.ayaa kawaramaya