Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Ganacsatada iyo Culimo’udiinka Magaalada Dhoobley ee Gobolka Jubbada Hoose ayaa maalmihii u dambeyay samaynayay dadaalo xogan oo ay dhaqaalo ugu u ruurinayaan dadka ay saameysay abaartu ee ku nool Deeganada Hoose yimaada Dhoobley.
Naxwo Axmed kadiye.ayaa warbixintan ku eegeysa.