Ganacsatada Dhoobley oo Bogaadisay Waxqabadka Radio Sanguuni oo u dabaal dagtay sanad guurada 2-aad.

0
191

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Idaacada Sanguuni ayaa Dhidibada loo taagay 15 Bishii lixaad Sanadkii 2020 iyadoo haatan laga jogo mudo labo Sana ah.

Idaacada ayaa mudadaasi xoga saareysay soo bandhigista Horumarada Ganacsi iyo dibu dhiska xoggan ee Magaalada Dhoobley ee Gobolka jubbada Hoose.

Qaar kamid ah ganacsatada Magaalada Dhoobley oo aan wax kaweydiinay xidhiidhka ka dhaxeeya iyaga iyo Idaacada ayaa isku wada mid ah u wada xusay in ay siweyn u wada shaqeeyaan islamarkaana ay Idaacadu soo bandhigto Horumarada ganacsi iyagona ugu Hambalyay Howlwadeenda iyo Dhageystiyaasha Idacaada Sanad guurada labaad ee ka soo wareegtay As aaskeeda.

Xasan Maxamed Cabdullahi. ayaa ka warramya