Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Suuqan ay dowlada hoose u dhistay Ganacsatada ayaa waxay Fursad u siineysaa in ay ku ganacsadaan suuqa Habeen iyo maalin iyadoo loogu diyaariyay Qof kasta Boos ku filan uu ku ganacsado,waxaana xusid mudan sida Guddoomiyaha degmada Qardho, Taliyaha qaybta booliska iyo ciidamada qalabka ay kaalin weyn uga ka qaatay rarida ganacsatadan oo qaarkood ahaa dad naafo ah iyo hooyooyin waayeel ah.
Cabdullahi Cabdicasiis Siraad. ayaa warbixintan ku eegaya