Ganacsatada Degmada Dhoobley oo Sheegay inay soo wajahday Suuq Xumo.

0
51

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Iyadoo Inta badan Dunidu xiligan ay Wajahayso Hoos u dhac Dhaqaale kuwaasi oo ka dhashay Colaadaha ka taagan meelo badan oo Caalamka si gaar ah Xiisadaha Bariga Dhaxe ayaa waxaa ay taasi Sababtay inay saamayn dhaqaale ay ku reebto Dalalka uu dhaqaalahoodu soo korayo.

Soomaaliya oo kamid ah Dalalka ku tiirsan inta badan deeqaha ka yiimada dibada ayaa waxaa siweyn u saameyay Joojinta Madaxweynaha Mareykanka Ee Hay’adda USAID taasi oo Dhaqaale Xoggan ku bixin jirtay Hay’adaha kala duwan ee Ka howlgala Dalka Shaqooyin kala duwana ay ka qaban jireen Boqolaal Dhalinyaro Soomaaliyeed ah kuwaasi oo Dhaqaale soo galin jiray Suuqyada.

Xasan Maxamed Cabdullaahi.ayaa warbixintan ku eegeya