Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Maalmihii u danbeeyay ayaa waxaa Magaalada dhoobley ee Gobolka Jubada Hoose laga Dareemayay Isbadal ku yimid guud ahaan Qiimaha badeecadooyinka soogala magaalada iyadoo loo sababeenayo bad xidhanka ka jira dalka.
Xasan Maxamed Cabdullahi. ayaa ka warramaya