Ganacsatada Deegaanka Dhoobley oo Ganacsatada cusub ee Magaalada ugu baaqay in fikrado cusub keenaan.

0
406

Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Baadi goobka iyo helida fikrad ganacsi waxa ay kaalin muuqata ka qadan kartaa in aad ka guul gaadhid ganacsiga taasi oo ku hor seedi karta in aad noqoto mid ka midha dhaliya hamigiisa.

bulshada Soomaaliyeed ayaa loo tixgaliyaa in ay yihiin dad ku wanagasan ganacsiga islamarkaana udub dhaxaad ah dhaqaalaha dalkeena.

dadka ku soo biraya Suuqyada ganacsiga islamarkaana furanaya meherado ayaa siweyn uu kordhaya mudooyinkan dambe taasi oo ad ka daremeyso xiliyada aad Suuqyada Magaalada mareysid.

Qaar kamid ah Ganacsatada Deegaanka Dhoobley ee Gobolka jubbada oo Radio Sanguuni lahadlay ayaa ganacsatada cusub ee furanaya meheradaha ganacsi ugu baaqay in ay soo kordhiyaan fikrado ku cusub Deegaanka.

Naxwo Axmed Kadiye ayaa ka warramaysa