Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Qaar kamid ah Ganacsatada wax ku iibisa hareeraha wadooyiinka deegaanka dhoobley ayaa cabasho ka muujiyay gawarida la dhigto hareeraha
wadada iyagoo sheegay in sameyn ku yeelatay ganacsigooda.
Cabdullahi Cabdicasiis Siraad. ayaa ka warramaya