Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Dadka ku nool Deegaanka Dag-alima ee Dhaca Koonfurta Magaalada Dhoobley ee Gobolka Jubbada Hoose ayaa ah Dad inta badan noloshoodu ku tiirsan tahay dhaqashada Xoolaha nool.
dhaqdhaaaqa ganacsi iyo isku socodka bulsho ee Deegaanka ayaa waxaa saameyn baladhan ku yeshay guud ahaan Abaaraha ka jira qeybo kamid ah Gobolada Dalka iyadoo uu hoos u dhac weyn ku yimid Suuqyada Ganacsi Ee Deegaankaasi.
Ganacsatada Deegaankan ayaa kawarbixiyay Saameynta dhaqaale ay ku yeelatay Abaaraha ka jira Guud ahaan Geeska Africa gaar ahaan qeyb badan oo kamid ah Gobolada Dalkeena.
Xasan Maxamed Cabdullahi. ayaa ka warramaya