WARARKA Ganacsadata Waratada Jowhar oo Ka Hadlay Sida Noloshooda ay ugu Maareyaan. By admin - April 23, 2024 0 95 FacebookTwitterPinterestWhatsApp Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Iyado u curtay roobabkii gu’ga Deegaanku uu noqday barwaaqo sooran ayaa waxaa taasi bar bar socda cabashooyin kala duwan oo ka imaanaya dadka Dagan Deegaanada hoos yimaada Jowhar. Khadar Axmed Salaan.ayaa fah-faahinaya https://radiosanguuni.so/wp-content/uploads/2024/04/warka-khadar-Ganacsadata-Waratada-Jowhar-Oo-Ka-Hadlay-Sida-Noloshooda-Ay-Ugu-Maareyaan-.mp3