Galmudug oo shaacisey natiijada Imtixaanka fasalka 8-aad ee dugsiyada dhexe

0
81

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasaradda waxbarashada Dowlad Goboleedka Galmudug ayaa maantaa ku dhawaaqday natiijada Imtixaanka Fasalka 8-aad ee dugsiga dhexe oo ay Wasaradu qaaday bishii May ee sanadkan.

Imtixaankan oo ka dhacay shan iyo labaadan xarumood oo ku kala yaala Afari iyo toban Degmo loona qorsheeyay in ay ka qayb galaan 4931 Arday ayaa lagu shaaciyay natiijada imtixaanka in ay ku baaseen ama ay gudbeen 4645 waxaana si doo kale imtixaanka ku dhacay 78 arday oo 45 kamid ahi ay yihiin gabdho hal ay maqnaayeen 208 arday waxaa sidaasi kaga dhawaaqay munaasaban Axmed Xuseen Qatre Madaxa waaxda Imtixaanaadka iyo shahaadiooyinka ee Wasaradda waxbarashada Dowlad Goboleedka Galmudug.

Khadar Axmed Salaan.ayaa kawaramaya