Galmudug Oo qorsheyneysa Horumarinta Waxbarashada Carruurta Reer Miyiga

0
110

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada Galmudug oo kormeer shaqa ah ku tagay Deeganada Dhagax yaale iyo Ceel qorax oo hoos tagta Degmada Guriceel waxaa halkaasi ka jiro Goobo waxbarasho dhawaan laga hirgeliyay si Caruurta halkaasi ku nool u helaan Waxbarasho wanaagsan inkastoo weli baahida aysan ahayn kuwa ku filan.

Wafdiga Wasiirka ayaa inta uu ku sognaa deeganadan waxay kulamo la qateen Gudiga iyo Maamulka Iskuulka Ceel qorax iyagoo ka dhageystey baahida ay qabaan iyo waxyaahaba u baahan in hada wax laga qabto.

Fardowsa Axmed Cabdi.ayaa warbixintan ku eegeysa