Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Kadib markii dadaalada wacyigalineed ee waxbarida caruurta soomaaliyeed ay iska kaashadeen Wasaarada Waxbarashada ee XFS iyo tan Galmudug ayaa markii ugu horeesay Waxbarashada maadiga ah la gaarsiyay deegaanada fog ee Gobalka Mudug.
Arinkan ayaa waxaa si wayn u soo dhaweeyay uguna mahad celiyay Wasaaradaha Waxbarshada heer Fedaral iyo heer Dowlad Goboleed bulshada ku nool Deegaanada la gaarsiyay Waxbarashada maadiga ah.
Maxamed Cali Samow.ayaa fah-faahinaya