Galmudug oo ku baaqday in laga hortago colaad beleed kasoo cusboonaatay bariga Dhuusamareeb.

0
53

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Iyada maalin ka hor colaad beeleed kasoo cusboonaaday deegaanno ka dhaca bariga caasimadda Galmudug ayaa Guddoomiyaha Dhallinyarada Dhuusamareeb Shariif Cumar Xasan waxaa uu baaq nabadeed u diray beelaha walaalaha ah ee dagaalamaya.

Waxaa uu u jeediyay malleeshiyaadka inay si deg deg ah u joojiyaan colaadda isagoo waxgaradka iyo dowladdana ugu baaqay inay kaalintooda ka qaataan joojinta dagaalka.

Maxamed Cali Samow. ayaa faah-faahinaya