Galmudug oo Dowlada Soomaaliya ka codsatay in gargaar lala gaaro Degaano katirsan Galmudug.

0
127

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Kullan dhexmaray Madaxweyne ku Xigeenka Galmudug Mudane Cali Daahid Eiid iyo wafdi kasocda Dowlada Fadaralka oo hugaamineysay Wasiirka Haweenka iyo Xuququl insaanka Soomaaliya Khadijo Maxamed Diriiye ayaa loga hadlay xariir dhexmra hay’addaha Dowliga ah ee labada dhinac.

Kulanka kadib waxaa warbahinta lahadlay Wasiirka Wasaaradda Caafimadka Galmudug Cabduwali Cabdulaahi Jaamac iyo Wasiirka Amniga Galmudug.

Maxamed Cali Samow.ayaa kawaramaya