Galmudug oo amaro kusoo rogtay Warbaahinta Madaxa-banan Deeganada Maamulkaasi.

0
31

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Galmudug ayaa amaro ku soo rogtay hay’adaha warbaahinta madaxa-bannaan waxaana ay ku amartay in ay iska diwaan galiyaan wasaaradda.

Agaasimaha Waaxda Warbaahinta Madaxa-bannaan, Muuse Cabdinur, ayaa akhriyay war-saxaafadeed ay soo saartay Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Galmudug.

Xasan Maxamed Cabdullaahi.ayaa kawaramaya