Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Nidaamkan ay sameeysteen gudiga gaadiidleeyda magaalada jowhar ayaa waxaa soo dhaweeyay shacabka reer jowhar oo dhibaato ku qabay kala jiidashada baabuurta qaarkood oo aan toogo lahayn.
Maxamed Cali Samow. ayaa faah faahinaya