Gabdho Soomaaliyeed oo Dalka ka hirgaliyay mashruuc la xariira dhaqashada Digaagga iyo ka faa’ideysigiisa dhanka Ganacsiga.

0
327

Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Diktoresa najma cabdullahi iyo diktoresa ruqiya boono waa labo ardey oo kamid ah kuwa sanadkan ka qalin jabinaya jaamacada banadir, waxey labadaba la yimaadeen fikir iyo hal abuur hirgalay oo ugu danbeyntii noqday mid ay ku shaqeystaan

1500 digaag oo wada dhidig ah ayey ka keeneen wadanka dhaca waqooyiga afrika ee moroco iyo wadanka kenya.Xanaanayn joogta ah iyo daryeel lamid ah midka bina’aadamka ayaa si joogta ah loogu sameeyaa digaagaani.

Cabdullahi Cabdicasiis Siraad. ayaa warbixintan ku eegaya