Gabdho Ku nool Jowhar oo bilaabay wacyigelin ku Saabsan Horumarinta Caafimaadka Deegaanka.

0
30

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Gabdhaha Aqoonyahanada ah ee ku dhaqan Magaalada Jowhar Caasimadda Hirshabelle ayaa door weyn ka qaata horumarinta caafiimadka bulshada kuwaa oo sameeyay wacyi galin kala duwan oo la xiriira waxyaabaha saameynta ku yeelan kara bulshada islamarkan loogu hortagi karo cudurada halista ah.

Khadar Axmed Salaan.ayaa fah-faahinaya