Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Guud ahaan Soomaaliya ayaa waxaa si weyn u sii kordhaya Ganacsiga Internet-ka taasina kobaca dhanka Ganacsiyada yar yarka ah ee ku shaqeeya Habka Online ah waxa ay tanina ay qeyb ka qaadatay in dadweynaha adeegyda ay u baahan yihiin in ay ka soo dalbadaan Online-ka.
Fardowsa Axmed Cabdi.ayaa warbixintan ku eegeysa