Gabdho badan oo ku biiray Iskuullada Magaalada Baladweyne.

0
155

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Sannadihii la soo dhaafay gabdho badan ayaa ku biiray goobaha waxbarashada Baladweyne, sida Iskuullada iyo Jaamacaddaha kadib markii waalidiinta ay ku baraarujeen faa’iidada ay leedahay in wax la baro gabdhaha, taasoo meesha ka saartay in gabdho badan waxbarashada uga tagan meel dhexe.

Maxamed Cali Samow.ayaa warbixintan ku eegaya