Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Xarunta gabdhaha agoonta ah ee degmada boondheere waa xarun u gaar ah barbaarinta iyo tarbiyada gabdhaha agoonta ah ee aan awoodin in ay iska bixiyaan qarashaadka waxbarashada.
Macalinmad xamdi oo ku soo kortay agoonimo islamarkana wax ku baratay Xaruntan ayaa kawarbixisay dhibaatada ay leedahay aabo la’aantu iyo waxyaabaha ay barto caruurta agoonta ah.
Maxamed Cali Samow. ayaa warbixintan ku eegaya