Gabdhaha waxbartay ee ku nool Deegaanka Dhoobley oo ka hadlay habka ay wax u baran karaan dadka da’doda ay dhaaftay waxbarashada.

0
405

Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Xilliyadii hore waxaa jirtay in dadka Waxbarashada aysan aad u daneenaynin balse hada ay waxbarashadi fahmeen waxa ay tahay Madaama ay waxbarashada tahay mida isku xirta aduunka Waxaa jiro Dad ay u saamixi wayday waxbarshada duruf jirto awgeed balse jecel inay waxbartaan.

Gabdhaha waxbartay ee ku nool Deegaanka Dhoobley ayaa sharaxaad ka bixiyay qaabka ay waxbarasha ku bilaabi karaan dadka dhaafay heerkii waxbarashada jecelna inay waxbartaan.

Hadaba waxan waraysi la yelanay qaar kamid ah gadhahaasi waxbartay ee ku nool Deegaanka Dhoobley iyagoo sharaxad ka bixiyay qabka ugu fudud ee wax ku baran karaan bulshada Soomaaliyeed ee da’dodu dhaftay herkii waxbarashada iyagona marka hore tilmamay in marka hor loo bahanyahy inay helaan gobo waxbarasho oo lacag la’aan ah.

Fardowsa Axmed Cabdi.ayaa warbixintan ku eegeysa