Gabdhaha Waxbartay Dhoobley oo ka hadlay kaalinta waalidka ka qaatay Waxbarashadooda.

0
47

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Waalidiintu waxaa ay Carruurtooda siyaan Jaceyl, Hagitaan iyo Akhlaaq taaso Aas-aas u ah Waalidka Soomaaliyeed.

Hooyadu waa udub dhaxaadka Nolosha Qoyska waxaa ay qaadaa Masuuliyada korinta, barbaarinta iyo xanaaneynta Ubadka halka aabuhu inta badan qaado Masuuliyada Dhaqaalaha, Amaanka iyo Magac dhowrka Qoyska.

Fardowsa Axmed Cabdi.ayaa warbixintan ku eegeysa