WARARKA Gabdhaha waxbarta oo ka warramay caqabadaha ay la kulmaan xiliga Waxbarashada. By admin - May 25, 2021 0 213 FacebookTwitterPinterestWhatsApp Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Qaar kamid ah gabdhaha waxbarta ee ku nool Magaalada Dhoobley ee Gobolka Jubada Hoose ayaa ka warbixiyay caqabadaha kala duwan ay kala kulmaan waxbarashada. Naxwo Axmed Kadiye. ayaa warbixintan ku eegeysa https://radiosanguuni.so/wp-content/uploads/2021/05/warka-Naxwo-ee-gabdhaha-waxbartay-oo-ka-warramay-caqabadaha-ay-kala-kulmaan-waxbarashada.mp3