Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Heerka shaqo la’aanta Dhallinyarada Soomaaliyeed ee wax baratay ee ku sugan gudaha dalka ayaa sii kordhaysa, xilli tiro badan oo dhalliyaro ahna ay ka qalin-jabinayaan Jaamacadaha dalka, taasoo weliba ay sii dheer tahay kuwa wax soo bartay ee ka soo laabanaya dalka dibadiisa.
Qaar kamid ah Gabdhaha wax bartay ee ku nool Magaalada Dhoobley ayaa codsaday in loo abuuro fursado Shaqo.
Fardowsa Axmed Cabdi. ayaa warbixintan ku eegeysa